Madaxda cusub ee Puntland oo si rasmi ah xilka loogu wareejiyey (Daawo Sawirro)

Munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen madaxweynaha cusub iyo madaxweynihii hore ee Puntland ayaa maanta lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Maamulka Puntland ee ku taalo magaalada Garowe. Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweyne Ku-xigeenka Cusub Axmed Garaash ayaa maanta Xilalka kala wareegay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne Ku-xigeenkiisii … Continue reading Madaxda cusub ee Puntland oo si rasmi ah xilka loogu wareejiyey (Daawo Sawirro)